Jilaa Caan ah oo sabab u noqday in Duuliye Diyaaradeed shaqadiisa waayo !!(Sawirro)

Duuliye diyaaradeed oo u dhashay dalka Masar ayaa shaqada laga ceyriyay sidoo kale laga mamnuucay in noloshiisa uu wado diyaarad , kadib markii baraha bulshada lagu baahiyay muuqaal laga soo duubay diyaarada uu waday. Jilaaga caanka ah sidoo kale fanaanka ah Maxamed Ramadaan ayaa sabab u noqday in duuliyahan shaqada laga ceyriyo, kadib markii duuliyaha … Continue reading Jilaa Caan ah oo sabab u noqday in Duuliye Diyaaradeed shaqadiisa waayo !!(Sawirro)